Afhayeen Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob Da’ay ayaa ka hadlay xarig iyo jirdil ay u geysteen ciidanka NISA, Afhayeenka ayaa maanta lagu xiray Magaalada Muqdisho inkastoo mar dambe lasoo daayey.
Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee afhayeenku ku faafaahinayo sida wax u dhaceen.