Turkiga oo Cambaareeyey Qaraxyadii Shalay ka dhacay Muqdisho

War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga Soomaaliya ee Muqdisho. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ka murugoonayaan Shacabkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkii gardarrada ahaa ee ay argagixisadu ka geysteen Muqdisha, iyadoo ehelada Dadkii ku Naf […]

Continue Reading

Xog dheeraad ah : Qarixii Maanta ka dhacay Wasaaradda Arimaha Gudaha (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in gebi ahaanba howlgalkii argagixisada Al-Shabaab ay ku soo qaadeen xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha, oo u dhaw Taallada Sayidka, in la soo afjaray. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in la laayay dhamaan maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday, isla markaana ciidamada amaanka […]

Continue Reading

Dowlednimada Yaan Lagu Ciyaarin.

Dowlednimadu waxaa lagu mithaalaa Ciyaartaa Qori isu dhiib oo kale waxaana tusaale kuugu filan Maanta waxaa jooga Madaxweyne la doortay, Shalay waxaa joogey Madaxweyne kale berinna hadii Alle idmo waxaa imanaya Madaxweyne hor leh. Waxaan arkay wareegto uu soo saaray Duqa Magaalada Muqdisho taasoo lagu sheegay in aaney waxba ka jirin Heshiisyadii ay dowladihii hore […]

Continue Reading

Cabdullaahi Roob da’ay oo markale lagu xiray Muqdisho

Afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob Da’ay ayaa maanta markale lagu xiray Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta danbi baarista CID ee ciidanka Booliska Soomaaliya. Cabdullaahi ayaa lagu xiray warqad ka soo baxday Qeybta Baarista Danbiyada ee Ciidanka Booliska, waxaana ku saxiixnaa G/Sare Cumar Cabdi Cilmi. Dad goobjoog ahaa ayaa inoo xaqiijiyey in masuulkan laga […]

Continue Reading

RW Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobbadii kasoo baxay shirkii amniga Qaranka ee Baydhabo iyo diyaar garowga shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliyeed (Somali partnership forum) ee dhawaan ka dhacaya magaalada Brussels ee dalka Belgium. Wasiiru dawlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue Reading

Bajaajle lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil dhalinyaro Mooto Bajaajle ah oo saakay lagu dilay degmada Hodan gaar ahaan Barkontorool oo ciidanka xasilinta ay ku leeyihiin halka loo yaqaano sarta Seybiyaano. Dadka degaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen dilkan inuu yimid kadib markii askartii joogtay Barta ciidan ay Mooto Bajaajlaha ku amreen inuu istaago […]

Continue Reading

Haddii ay Dowlada Naf Badbaadineyso anagaba Naf baan Badbaadineynaa !!

Dhaqtar Magaciisa Diidey in loo adeegsado Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho isagoo sheegey in ay Quus ka joogaan in ay ka Howl,galaan Goobaha Caafimaadka Magaalada. “Hadii ay Dowladu sheegtey in ay Naf Badbaadinayaan, anagana Naf baan Badbaadineynaa, waxaa Maalin waliba nalaga Hor istaagaa in […]

Continue Reading

War-murtiyeed laga soo saaray: Shirka Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), waxay martigelisay kulankii Shanaad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirada Darstuurka ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir kaasoolagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 29-30 Juun 2018. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Wasiir Ku-Xigeenka […]

Continue Reading