Dowladda oo ku dhawaaqday xilliga la galayo imtixaanka Dugsiyada Sare

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Dahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Imtixaanka Shihaadiga ah ee dugsiga Sare uu bilaaban doono 20  May Bisha ee sanadkaan. Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in imtixaanka uu ka bilaaban doono gobolka Banaadir , Hirshabeelle, Jubbaland ,Koonfur Galbeed iyo Galmudug. C/raxmaan […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Munaasabadan Furo Wareejina Dhismaha Jaamacada Galgaduud oo qayb ka ahaa Mashruca Tabar wadaag oo uu NGO Hopel ka hirgaliyay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kasocotay Maamulka Demada Caabudwaaq ,Wasiir kuxigeenka waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug  Abshir Cabdi Shiiqow,Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Galgaduud Cabdulaahi Colaad ,Madaxa Waxbarashada Degamda Xasan Axmed Diiriye agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada […]

Continue Reading

Sawirro: Tartan aqooneedka Dugsiga Hoose/Dhexe Cumar Alfaaruuq oo la soo gabangabeeyey

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cumar Alfaaruuq ee magaalada Cadaado ayaa lagu soo gabangabeeyey tartan aqooneedka sanad dugsiyeedkan 2016/2017, waxaana ugu dambeyn ku tartamay Fasalada Sideedaad Iyo Lixaad Waxaana Guuleystay Sideedaad, waxaana Tartankan  Socday Mudo Ka Badan Todobo Bilood. Munaasabadda gabangabeynta tartankan ayaa waxaa Furay Madaxa Waxbarashada Degmada Cadaado Mudane Xasan Calas Qaareey, Waxaa Intii  ay Socotay Lagu Soo Bandhigay […]

Continue Reading

SAWIRO:Munaasibad lagu soo dhaweynayey madaxda iftiin oo cadaado lagu qabtay

Cismaan Macalin Xassan Geelle waxaa uu kamid yahay aas aasayaashii mu,asasada hormarinta waxbarashada iftiin waxay gobolada dhexe ee dalka ay kuleedahay 9aal iskool(Sagaal iskool) oo ay iyadu gacanta kuhayso islamrkaana ay maamusho. Maanta ayaa garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka galmudug waxaa ka soo dagay cismaan macalin xasan geele oo […]

Continue Reading

Sawirro: Ardayda SIMAD-Cadaado oo Qurxinaya Xarunta Jaamacadda

Ardayda dhigata Jaamacadda SIMAD faraceeda Cadaado ayaa wado olole sare loogu qaadayo bilicda xarunta jaamacadda. Olalahan ayaa isugu jira dhireynta xarunta jaamacadda, birta Calanka iyo qoraalo lagu xardhay darbiyada jaamacadda. Ardayda jaamacadda SIMAD Cadaado ayaan dhawaan doortay guddiga ardayda oo loo soo gaabiyo ASOS, waxa ayna gudoomiye u doortay Aadan Cali Maxamed, arintaan sare u […]

Continue Reading

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Magacowday Guddiga Imitixaanaadka

Wasaaradda Waxbarasadda Waxbarashad iyo barbaarinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa magacowday guddigga madaxa banaan ee imitixaanada fasaladda sideedaadka, Guddigan ayaa ka kooban 5 xubnood, waxaana munaasabad ka dhacay magaalada Cadaado lagu shaaciyey Magacyada guddigan. Agaasimaha Wasaaradda Axmed Nuur ayaa u aqriyey saxaafadda warqaddan oo ka soo baxday wasaaaradda Waxbarashada, waxaana Madashada goob joog ka ahaa wasiirka […]

Continue Reading

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo BISMIALLAH, Arday walba waxa u jecelyahay inuu si wanaagsan uga gudbo fasal walba e u dhiganayo asago maada walba ka keensanaya dhibcaha ugu wanaagsan ee laga heli karo maadadaas. Iyadoo wax walba nasiib yihiin hadana arrinkaas waxa u ubaahanyahay inaad u wajahdo si xeeladaysan si lamarkaasna aan […]

Continue Reading

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka.

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka Waa marwalba iska dhaca inta badan in marka Imtixaan lagaaro u yimaado walwal ku yimaada ardayga arrinkaas oo sababi kara in u diyaar garowga Imtixaanka uu hoos u dhaco. Waxyaabaha walwalkaan keena waxaa ugu horeeya ama ugu wayn liidashada hab waxbarasheedka ardayga ee marka daraasaddu socoto. […]

Continue Reading