Horumar waxbarasho ee deegaanka Bandiiradley ee Mudug
Kulanka oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socatay wasaaradda waxbaarshada Galmudug, Aqoonyahano,waalidiin iyo arday ayaa waxaa ugu horeyn ka hadalay Macalin Salaad Cali Mire oo ka mid ah culuma’udiinka deegaankaasi,waxaana uu sharaxaad ka bixiyay sanado ka hor waxa laga aaminsanaa waxbarashada maadiga ah iyo dadaalka ay u soo galeen. “Runtii dadaal badan ayaa ku […]
Continue Reading