Faafaahin Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare

Wasiiru dolaha wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamuud Cabdulle ayaa sheegay in wasaaraddu ay go’aamisay in 19-bisha May la qabto imtixaanada mideysan ee dugsiyada dalka, islamarkaana ay u fariisan doonaan 27-kun oo arday oo qaarkood ku galaya gobolada dalka. Wasiiru dowlaha Waxbarashada dalka ayaa sheegay in 21-kun oo kamid ah ardayda ay ku gali doonaan […]

Continue Reading

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Waqtiga Imtixaanka Dugsiyada sare

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay qabaneyso Imtixaanka Shaadiga ee Dugsiga sare ee sanad Dugsiyeedka 2017 iyo 2018-ka. Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in imtixaanka sanadkan ay […]

Continue Reading

Ra’iisalwasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo booqasho ku tagay Hindiya

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo  iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo  Wasiiradda ayaa gaaray magaaladda New Delhi ee dalka Hindiya. Ujeedadda Socdaalka wafdiga  Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya ayaa ah ka qayb galka shirka Caalamiga ah ee International Solar Alliance, oo maalinta berri ah furmaya,Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweynayaasha 121 […]

Continue Reading

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” oo Cadaado lagu soo bandhigay (Sawirro)

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” ayaa galabta lagu soo bandhigay Hotelka Central Magaalada Cadaado, Bandhiggan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Madasha #Heego_Forum oo ay aasaaseen dhalinyaro ku nool Magaalada Cadaado. Buuggan maanta lasoo bandhigay ayaa waxaa qoray nin dhalinyaro ah lagu magacaabo Galad Maxamed Barre, kaas oo dugsiga sare uga baxay Magaalada Cadaado. […]

Continue Reading

Daawo Muuqaal Qurux badan Dugsiga Sare Baxdo

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa idinka diyaarisay Muuqaal Qurux badan Dugsiga Sare Baxdo. Baxdo waa magaalo 90 kiilo mitir bari uga beegan Magaalada Cadaado Caasimadda kumeelgaarka ah Dowlad goboleedka Galmudug. Dugsigan waxaa lagu dhisay Mashruuc ay maalgalisay hay’adda Mercy Crops, waxaana mushaarka macalimiinta bixisa hay’adda Waxbarashada iyo Hormarinta Iftiin. sidoo kale Iftiin waxay maalgalisaa Dugsiga Hoose […]

Continue Reading

Cali Gacal” Shacab Xildhibaano lagu sheegay ayaa Xilka naga qaaday

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka sida ay xalay Cadaado uga dhawaaqeen xildhibaanno ka tirsan maamulka. ‘’Guriga la leeyahay waa lagu shiray iyo halka aan ku xirranahay Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka 20 talaabo ayeey isku jiraan, waa […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee ardayda cusub ee Jaamacadda Muqdisho oo usoo gabagaboobay todobaadka dhaqanka

Munaasabad aad u balaaran si wayna loosoo agaasimay looguna soo gabagabaynayay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho dufcadii 21-aad ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ay ardayda lagu barro nidaamka jaamacadda udagsan iyo sida ardayga ula jaanqaadi lahaa inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada iyo macluumaadyo kala gedisan oo lagu dhisayo garaadka […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcadii 21-aad ee Jaamacadda Muqdisho oo u bilowday Todobaadka dhaqanka

Munaasabad si wayn loo soo agaasimay oo loo qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo ku saabsanayd todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda Muqdisho laguna baro ardayda nidaamka Jaamacadda u dagsan, lagana rabo ardayda inta uu ku guda jiro sahanka waxbarashada inuu ilaaliyo nidaamka u […]

Continue Reading