Maxaa ka jira in Wasiirka Amniga loo diyaarinayo Madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya uu yahay ninka Madaxtooyada u diyaarineyso inuu ku soo baxdo xilka Madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe, kaasoo dhismihiisa uu ka socdo magaalada Jowhar. Ilo wareedyo ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in Madaxtooyada ay ku qal-qaalineyso in C/risaaq Cumar Maxamed inuu isku sharaxo xilka Madaxweynaha […]
Continue Reading