Daawo: Alshabaab oo baahiyey Muuqaalka dardaarankii Saalax Badbaado

Wararka Maanta

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay muuqaal ayey kaga hadlayaan weerarkii ismiidaaminta ee ay ku qaadeen iridda xarunta  xalane 26-kii Luulyo 2016, weerarkaas oo uu fuliyey Ex-Xildhibaan Saalax Badbaado, oo 2010 ku biiray ururka Alshabaab.

Muuqaalka ayaa muujinay Saalax oo sharaxaya sababta uu isku qarxinayo, wuxuuna muuqaalka lagu duubay goob u muuqata beer koofurta Soomaaliya, Muuqaalkan oo soconaya 16 daqiiqo ayey kaga hadleen alshabaab taariikhdii Saalax badbaado iyo arimo ku saabsan qaraxahaas.

halkaan ka daawo muuqaalka dardaaranka Saalax Badbaado.

Tagged

Comments are closed.