Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyay xisbiyo cusub (Sawirro)

Munaasabad ka dhacday maanta xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay. Xisbiyadan oo soo buuxiyey shuruudaha diiwaan gelinta KMG ah ee ku cad xeerarka iyo hab-raacyada diiwaan gelinta xisbiyada Siyaasadda ayaa waxay ku biirayaan 15 xisbi oo horay loo diiwaan geliyay. Xisbiyada maanta sida KMG ah […]

Continue Reading

Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug oo ka furmay Gaalkacyo (Sawirro)

Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta ka furmay garoonka ciyaaraha Cabdullaahi Ciise Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug. Ciyaarahan ayaa waxaa daahfuray Wasiir ku xigeenka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow, sidoo kale waxaa goobjooga ka ahaa wasiiro, xildhibaano, Maamulka gobolka Mudug, Maamulada degmooyinka Gaalkacyo, Cadaado, Cabudwaaq, Balanbale iyo Hobyo. Ciyaarahan ayaa noqonaya sanadkii […]

Continue Reading

Gudoomiyayaasha Cadaado, Cabudwaaq iyo Balanbale oo lagu soo dhaweeyey Galkacyo (Sawirro)

Gudoomiyayaasha degmooyinka Cadaado, Cabudwaaq iyo Balanbale ayaa maanta gaaray Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug oo galabta uu ka furmayo tartanka ciyaaraha kubadda cagta degmooyinka Galmudug. Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug iyo Maamulka degmada Mudug ayaa gudoomiyayaasha kusoo dhaweeyey duleedka magaalada. Ciyaaraha degmooyinka Galmudug ayaa lagu qabanayaa garoonka ciyaaraha Cabdullaahi Ciise magaalada Gaalkacyo. Degmooyinka Balanbale […]

Continue Reading

Machadka Daraasaadka iyo Cilmi Baarista ee Hiigsi oo Nairobi Lagu Daah furay (SAWIRRO)

Munaasibadda daahfurka Machadka Daraasaadka iyo cilmi barista ee Hiigsi oo shalay galab ka dhacday Hotelka Nomad ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoonyahanno kala duwan oo Soomaaliyeed. Machadka Hiigsi oo ah Machad ay aas aaseen dhalinhyararro aqooyahanno Soomaaliyeed oo ku nool dalka iyo dibadiisa ayaa waxaa uu cilmi baaris iyo daaraasadyo kala […]

Continue Reading

Agaasimaha Guud & Xoghaya Joogtada W. Qorsheynta DFS oo la magacaabay

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta ka dib Markii xilka laga qaaday Agaasimihii hore. Wasiirka ayaa sameeyay Magacaabistii ugu horreysay tan iyo Markii uu xilka qabtay , Waxaana horay u dhici jirtay Shaqo joojin lagu sameeyo Agaasimeyaasha , Xoghayaha Joogtada ah ka dib Magacaabis ka dhalato. […]

Continue Reading

Isku-Aadka Kooxaha Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo la shaaciyey (Sawirro)

Xaflada Qorituurka Koobka dagmooyinka Galmudug Ayaa caawa Lagu Qabtay Gaalkacyo . Munaasibada Lagu Shaacinayay Waxaa Goob Joog Ahaa wasiir Ku Xigeena Wasarada ciyaaraha iyo Dhalinyarada Galmudug, maamulka Galkacyo, Maamulka Gobolka Mudug,  Kooxaha Ka Qayb galaya Koobka iyo Wasiiro Xildhibaano iyo Dhalinyarada Sida dagmooyinka iskugu aadeen . Group(A) (1) Galkacyo (2) Dhuusamareeb (3) Balanbal Group (B) (1) […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaali Galbeed oo la kulmay ONLF

Madaxweynaha Soomaali Galbeed Mustafe Maxamed Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga kaga hadlay wadahadal maanta dhexmaray Madaxweynaha iyo ONLF. Qoraalka Madaxweynaha ayaa u qornaa sidan: Waxaan saaka wadahal la yeeshay wafti ka socday Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenia (JWXO) oo uu hoggaminayay halgame Xussen Nuur. Waxaan is af garad buuxa ka gaadhnay dhamaan qodobadii aan […]

Continue Reading

Cadaado oo laga daahfuray Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga (Sawirro)

Magaalada Cadaado xarunta barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka furmay Tababarka tababarayaasha waxbarashada Madaniga iyo Wacyigalinta dadweynaha Dastuurka kumeelgaarka Soomaaliya. Tababarkan ayaa waxaa wada qabanaya Wasaaradda Arimaha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka & Dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug. Tababarkan ayaa socon doona muddo 4 Maalmood ah, Waxaana bixinaya Tababarayaal horey loogu soo tababaray […]

Continue Reading