Jadwalka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Galmudug oo la shaaciyey

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaacisay Jadwalka Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo 26 bishan ka furmaya Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Ciyaarahan ayaa waxaa ka qeybgalaya 6 degmo oo kala ah : Gaalkacyo, Cadaado, Dusmareeb, Cabudwaaq, Balanbale, iyo Hobyo. Waxaana la qorsheeyey in 25 bishan ay ciyaartoydu gaaraan Magaalada Gaalkacyo, halka maalinta […]

Continue Reading

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya oo xilkiisa la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliyeed  Admiral; Xasan Nuur , oo dhawaan loo Magacaabay ayaa xilkaasi si buuxda ugala wareegay Shalay oo ay Taariikhdu ahayd 22 Augost, ka dib munaasabad ballaaran oo ka dhacday Muqdisho. Munaasabadda xil wareejinta oo ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada kala duwan iyo masuuliyiinta Dowladda ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Cusub oo loo magacaabay Soomaali galbeed

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) loo doortay madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya. Golaha dhexe ee xisbiga dimoqradaadiga shacabka Soomaalida Itoobiya oo dhawaanahan kulan ku lahaa magaalada Addis ababa ayaa Mustafa Muxumed Cumar u doortay inuu noqdo madaxweynaha kumeel gaarka ah ee u yeelanayo maamulkaasi. […]

Continue Reading

Daawo: Magaalada Cadaado oo Maanta laga Ciiday

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa maanta laga ciiday, dadweyne farabadan ayaa ku tukaday Barxadda Masaajidka Tabliiqa. Masuuliyiin iyo Qeybaha Bulshada ayaa goobtaas Salaadda Ciidul Aladxdaa ku oogay. sidoo kale dad badan oo ku nool Magaalada Cadaado ayaanan maanta ciidin. Waxaana Magaalada laga dareemayaa dadka aan ciidin in ay ka badan yihiin dadka ciiday. Dhanka […]

Continue Reading

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Hanbalyada Ciidda diray

Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmuudg Maxamed Xaashi Cabdi ayaa shacabka Galmudug iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa. ‘Hambalyo ayaan leeyahay dhammaan Shucuubta caalamka ee u dabaal-dagayo munaasabadda Ciidul-Adxa oo berri ku beegan. Gaar ahaan shacabka dowlad goboleedka Galmudug waxa aan leeyahay farxad iyo caafimaad ku ciida”. Muslimiinta Dunida ayaa beri u […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Shirkii Wadatashiga Wasaaradaha Kalluumeysiga

Shir Wadatashi oo laba Maalmood Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya ugu socday Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa  laga soo saaray War-Murtiyeed. War-Murtiyeedkan oo ka kooban 4 Qodob ayaa looga hadlay heshiis dhexmaray Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda. Hadaba halkaan hoose ka aqriso War-Murtiyeedka.  

Continue Reading

Ifraax Axmed “Deeqo waxay u geeriyootay Dhiig bax markii la guday ka dib”

Deeqo Daahir Nuur waxa ay aheyd 10 jir ku dhalatay tuulada layiraahdo OLOL oo 55km u jirta magaalada Dhuusamareeb. Ifraax Axmed oo ah gabar u ololeeyso arimaha beni’aadan-nimada, xili ay Hay’ada Ifrah Foundation ku jirtay shaqo ama olole ku aadanaa kahortaga gudniinka fircooniga ee Gabdhaha ayaa waxaa dhacday arin aad u naxdin badan taas oo […]

Continue Reading

EFASOM oo Cadaado ku qabatay Madal looga hadlayey Sare u qaadista Waxbarashada Gabdhaha

Hay’adda EFASOM [ Education For All Somalia] ayaa Madal looga hadlayey Helida Waxbarasho loo siman yahay iyo sare u qaadista ka qeybgalka Gabdhaha ee Dugsiyada ku qabatay Magaalada Cadaado. Madashan oo socotay laba maalin ayaa waxaa casharo ka bixinayey masuuliyiin kasocday Hay’adda EFASOM, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciise oo ka socday EFASOM ayaa sheegay in ujeedada kulankan […]

Continue Reading

Kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyey Waqtiga uu furmayo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah uu furmi doono kalafadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka. War ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS,ayaa lagu sheegay in kalafadhiga 4-aad ee Golaha shacabka uu furmi doono 10-ka bisha September ee bisha soo socota,sidaasi daraateedna looga baahan […]

Continue Reading

Hay’adda Bani-Adam oo Tababar ku qabatay Cadaado (Sawirro)

Hay’adda Bani-Adam ayaa magaalada Cadaado ku qabtay Tababar soconayey laba Maalmood, tababarkan ayaa lagu baranayey Xuquuqda Aadanaha, Tababarkan ayaa waxaa maalgaliyey hay’adda SIRC, Waxaana Tababarka furay Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole, sidoo Mr Ibraahim oo ka socday Ha’yadda Bani-Adam ayaa ka hadlay ujeedada Tababarka oo ah in kor loo qaado wacyiga Bulshada ee arimaah […]

Continue Reading