Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Dhalinyarada

Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa howlaha Maamulka Galmudug. Gudoomiyaha Dhalinyarada Galmudug Axmed Maxamed Cumar [Caruuse] iyo Gudoomiyaha Ciyaaraha Galmudug Cabdifitaax Cabdullaahi Warsame [Baadshaa] ayaa ka hadlay goobta, iyagoo Madaxweynaha u gudbiyey caqabadaha heysta dhalinyarada Galmudug. Halkaan ka daawo […]

Continue Reading

Wajiga 1aad ee Fulinta heshiiskii colaadii Xeraale (Video+Sawirro)

Waxaa maanta ka dhacay degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud wajiga koowaad ee fulinta heshiiska colaadii walaalaha reer fiqi Muxumed, Waxgaradka Beesha reer Xaaji Saleebaan oo arintan u istaagay ayaa horey ugu guuleystay in heshiis dhex dhigaan reer Fiqi Muxumed. Qeybta koowaad ee diyada 33 qofood oo ku dhintay colaadaas ayaa maanta lagu bixiyey halkaas, waxaana […]

Continue Reading

Xaaf iyo Shaakir oo Maanta tagaya Gaalkacyo

Hogaamiyayaasha Galmudugta Dusmareeb Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa la filayaa in maanta tagaan Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Labadan Masuul ayaa safar cirka ah ku tagi doona Gaalkacyo, Waxaana la filayaa in ay halkaas beri kula kulmaan Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya  Nicholas Haysom iyo wakiilka […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gole Wasiiro cusub

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Axmed Baasto ayaa magacaabay Qeybta 1aad ee Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 11 Wasiir. Wasiirka cusub ee Madaxtooyada Galmudug Cumar Guureeye ayaa saxaafadda u aqriyey liiska Golaha Wasiirada cusub. Mudane Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka. Mudane Maxamed Xayir Nuur, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose. […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay shirka Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoomiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Shirkan ayaa looga hadlay arimaha Siyaasadda, Amniga iyo Arimaha Bulshada deegaanada Galmudug, waxaana markii uu soo dhamaaday warfidiyeenada la hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos. halkaan ka […]

Continue Reading

Maxaa ku kalifay Ahlu Sunna taageeridda Baaqii Madaxweyne Farmaajo?

Warqad xalay kasoo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayuu ku taageeray baaqii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqaddan ayaa muujinaysa in Axmed Ducaale Xaaf meel cidlo ah soo istaagay kadib markii Ahlu Sunna oo uu isku haleynayey ay dagaalka uga baxeen. Waxaana sida aan xog ku helnay warqadan la diyaariyey maalmo […]

Continue Reading

Cadaado: Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub Galmudug (Daawo)

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay Banaanbax lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgalay Banaanbaxa, waxaana khudbooyin ka jeediyey Gudoomiyaha Degmada Cadaaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan Tootoole, wasiiro iyo xildhibaano Galmudug. Sidoo kale Banaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub maanta Galmudug?

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug Waxaa ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay diyaargarowga Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto.  Madaxweyne Baasto ayaa maalmahaan waday shirar wadatashi ah oo uu la yeelanayey qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, waxaana la filayaa in dhawaan safar kusoo maro deegaanada Galmudug. Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka […]

Continue Reading