Daawo: Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay shirka Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoomiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto.

Shirkan ayaa looga hadlay arimaha Siyaasadda, Amniga iyo Arimaha Bulshada deegaanada Galmudug, waxaana markii uu soo dhamaaday warfidiyeenada la hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos.

halkaan ka daawo Shirka Golaha Wasiirada.