Wajiga 1aad ee Fulinta heshiiskii colaadii Xeraale (Video+Sawirro)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa maanta ka dhacay degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud wajiga koowaad ee fulinta heshiiska colaadii walaalaha reer fiqi Muxumed, Waxgaradka Beesha reer Xaaji Saleebaan oo arintan u istaagay ayaa horey ugu guuleystay in heshiis dhex dhigaan reer Fiqi Muxumed.

Qeybta koowaad ee diyada 33 qofood oo ku dhintay colaadaas ayaa maanta lagu bixiyey halkaas, waxaana lagu balamay in 10 maalmood kadib gogol kale la isugu yimaado Magaalada Huurshe.

halkaan hoose ka daawo Muuqaalka