RW Kheyre oo Dhuusamareeb kulan kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiillada hey’adaha caalamiga oo maanta magaalada soo gaaray. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay booqashada waqtiga dheer qaadatay ee  uu Ra’iisul Wasaaruhu ku joogo  Galmudug, Kulanka waxaa goob joog […]

Continue Reading

Odayaasha Saleebaan oo diiday Guddiga Dib u Heshiisiinta iyo Shirka Dhuusamareeb (Video)

Odayaasha Dhaqanka Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug ayey kaga hadleen Mowqifkooda Guddiga Dib u heshiisiinta ee Dhawaan uu magacaabay Wasiirka Arimaha Gudaha DFS, sidoo kale Odayaasha ayaa markale ku celiyey diidmadooda shirka Dhuusamareeb. iyagoo eedeyn kulul  ujeediyey Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Halkaan ka daawo […]

Continue Reading

Wasiirka A. Gudaha oo Magacaabay Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan Caawa la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay 12 Xubnood. Hadaba Halka Hoose ka Akhriso Magacaabista Guddiga Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo maanta gaaray Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta gaaray wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye. Wasiirka oo Mudooyinkan safar dibadda ah dalka uga maqnaan ayaa dhawaan ku soo laabtay Muqdisho, halkaas oo uu saaka kasoo kicitimay, waxaan Sabriye hormuud ka yahay qorshaha Dib u heshiisiinta iyo Dhismaha Galmudug Madaamada […]

Continue Reading

Shirweynaha Beesha Habargidir oo ka furmay Hobyo (Sawirro)

Magaalada Hobyo gobolka Mudug waxaa galabta ka furmay shirweynaha Wadatashiga iyo Midnimada Beesha Habargidir, shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Salaadiinta, Nabaddoonada, Siyaasiyiinta, Saraakiil Ciidan, Haweenka iyo waxgaradka kale, waxa uuna socon doonaa todobaadyada soo socda. Shirka waxaa daahfuray Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Cabdi Faarax Jaamac (Cabdi Dheere), waxaana sidoo kale goobta ka hadlay Maamulka […]

Continue Reading

Madaxweynaha #Hirshabeelle oo gaaray #Dhuusamareeb (Video)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug. Waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Sheekh Maxamed Shaakir iyo Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye. Madaxweyne Waare ayaa ujeedada safarkiisa ku sheegay laba qodob oo kala ah Soo afjaridda colaado deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ku dhexmaray Beelaha Ceyre iyo […]

Continue Reading

Daawo: Shirweynaha Beesha Habargidir oo maanta ka furmaya #Hobyo

Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa waxaa goordhow ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir, waxaana halkaas maanta iyo shalay gaaray Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha Bulshada oo ka kala yimid gudaha dalka iyo Dibadda. Masuuliyiinta halkaas gaaray waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa, Xildhibaan Axmed Fiqi, Jeneraal Galaal, Jeneraal Indhacadde iyo masuuliyiin farabadan. Gogashan oo muddo lagu […]

Continue Reading