Odayaasha Saleebaan oo diiday Guddiga Dib u Heshiisiinta iyo Shirka Dhuusamareeb (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Odayaasha Dhaqanka Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug ayey kaga hadleen Mowqifkooda Guddiga Dib u heshiisiinta ee Dhawaan uu magacaabay Wasiirka Arimaha Gudaha DFS, sidoo kale Odayaasha ayaa markale ku celiyey diidmadooda shirka Dhuusamareeb. iyagoo eedeyn kululĀ  ujeediyey Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Halkaan ka daawo Warsaxaafadeedka Odayaasha Dhaqan Beesha Reer Xaaji Saleebaan.