Madaxweynaha #Hirshabeelle oo gaaray #Dhuusamareeb (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug. Waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Sheekh Maxamed Shaakir iyo Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye.

Madaxweyne Waare ayaa ujeedada safarkiisa ku sheegay laba qodob oo kala ah

  1. Soo afjaridda colaado deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ku dhexmaray Beelaha Ceyre iyo Xawaadle.
  2. Dhiirigilinta Dhismaha Galmudug loo dhan yahay.

Halkaan ka daawo Safarka Madaxweyanaha.

Markasata ku xirno Youtubekeena