Xil. Cabdiraxmaan Odowaa oo Abaalmarin la guddoonsiiyey (Daawo)

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madasha U Abaal-Gud ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Madasha ayaa Xildhibaanka ka xulatay in ka badan 30 xildhibaan oo laga soo doorto Galmudug, waxaana uu kaalinta koowaad ka galay qiimeyn ay sameeyeen Madasha U Abaal-Gud.

Halkaan ka daawo Munaasabadda lagu abaalmariyey Xildhibaan Odowaa.