Ahlu Sunna ka digtay burburka heshiiskii ay Dowladda la gashay
Warqad kasoo baxday Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan kuna socotay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Warqadan ayaa ku qorneed lahjad digniin loogu dirayo Ra’iisilwasaare Kheyre inuu heysto fursad uu wax uga qabto cabashada Ahlu sunna.
Continue Reading