Shilkii diyaarada ukraine ee lagu hoobtay oo iiraan jalaafo cusub loogu qooli rabo
Warbaahinta Maraykanka ayaa daabacay in diyaaradii ku dhacday meel ku dhow magaalada Tehran ayna ku dhinteen dhammaan dadkii saarnaa oo gaarayay 176ruux ay si qaldan u soo rideen ciidamada Iran. Saraakiil Maraykan ah ayaa u sheegay CBS in ay rumeysan yihiin in diyaarada oo nooceedu ahaa Boeing 737-800 uu ku dhacay gantaal. Dowlada Ukraine ayaa […]
Continue Reading