Al-bashiirkii suudaan oo markale maxkamad lasoo taagay

Madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashir ayaa ka hor qirtey maxkamad la soo taagay maanta inuu ka helay lacag gaareysa 25 Malyan oo dollar dhaxal sugaha Sacudi Carabiya Amir Maxamed Bin Salman. 75-jirkan la afgambiyay bishii April ee sanadkan ayaa  ku eedeysan dambiyo ay ka mid yihiin haysashada lacago qalaad iyo weliba musuqmaasuq. Dambiyada […]

Continue Reading

Abiy Ahmed oo booqasho ku tagaya Suudaan

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa lagu waddaa maanta inuu booqasho hal maalin ah  ku tago dalka Suudaan,iyadoo ujeeddada booqashada lagu sheegay inay la xiriirto sidii uu u dhexdhexaadin lahaa dhinacyada Suudaan, sida waxaa laga soo xigtay safaaradda Itoobiya ee Khartoum. Ilo-wareedyada ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in Abiy uu la kulmi doono […]

Continue Reading

12 Ruux oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Mareykanka

Ciidanka booliiska gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in qof careysan oo ka tirsanayaa shaqaalaha wakaalada korontada uu toogasho ku dilay 11 qof oo ku sugnaa dawladda hoose magaalada Virginia Beach ee gobolka Virginia, ka hor intii aanu booliisku toogasho ku dilin qofkii weerarkaas geystay. Taliyaha booliiska James Cervera ayaa sheegay in qofkii toogashada […]

Continue Reading

Ra’iisul wasaaraha UK Theresa May oo is-casilaysa

Ra’iisul wasaraaha Britain, Theresa May ayaa sheegtay inay is-casili doonto kadib markii ay saddex goor ku guul darreysatay inay xubnaha baarlamanka ka dhaadhiciso heshiiskeeda Brexit. “Hadda waa ay ii caddahay in waxa ugu wanaagsan dalka ay tahay in ra’iisul wasaare cusub uu hoggaamiyo dadaalladan” ayay tiri May oo ilinta iska celineysa. “Sidaas darteed, waxaan maanta […]

Continue Reading

Suudaan: Ciidanka oo la wareegay talada Dalka

Taliska Milatariga Suudaan ayaa maanta shaaciyay in xilkii laga qaaday isla markaana meel amaan ah lagu xiray madaxweynihii Suudaan Cumar Xasan AlBashiir. sidoo kale ciidanka ayaa xiray Madaxweyne ku xigeenkii hore Cali Cismaan Daaha, Gudoomiyihii Xisbiga Axmed Haaruun, iyo Wasiirkii hore Gaashaandhigga Cabdiraxiim M. Xuseen. Madaxweyne Kuxigeenkii ahna Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Cawad Binu Alcawf […]

Continue Reading

Madaxweynihii Algeria oo is casilay

Sida ay sheegtay warbaahinta Algeria Madaxweynihii dalkaas Abdelaziz Bouteflika ayaa is casilay kadib todobaadyo ay dibadbaxyo ballaarani dalkaas ka socdeen. Mr Bouteflika, oo talada dalkaas hayey 20 sanadood, ayaa mar horeba meesha ka saaray qorshe uu doonayey in uu mar shanaad isu soo taago madaxtinimada dalkaas. Ciidanka awoodda badan ee dalkaas ayaa sheegay in madaxweynahaas […]

Continue Reading

Hooyada Dhashay Ninkii Xasuuqay Muslimiintii New Zealand oo hadashay

Booliska dalkaasi ayaa la sheegay inay hawlgal ka fuliyeen 2 guri oo uu deganaan jirey Eedeysanihii dhawaan dadka Muslimiinta ku dilay 2 Masjid oo ku yaalla magaalladda Chrischurch ee dalkaasi. Booliska waxay rumeysan yihiin inay gurigaasi degganayd gabar la dhalatay Eedeysane Brenton Tarrant oo lagu magacaabo Sharon Tarrant. Isla Boliska waxay hawlgal ka sameeyeen guri […]

Continue Reading