Muwaadin Soomaali ah oo lagu xiray Australia
Booliska wadanka Australia ayaa xabsiga dhigay nin dhalinyaro ah oo asalkiisu yahay Soomaali kaasoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weeraro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga. Ninkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa laga soo qabtay guri uu ka degenaa halka lagu magacaabo Werribee, oo qiyaastii 32 kilometers Koofur Galbeed ka xigta […]
Continue Reading