Mauro Icardi Oo Meelna Uga Socon Inter Milan

Tababaraha cusub ee Inter Milan Frank de Boer ayaa sheegay in Mauro Icardi aan la iibin doono xagaagan. 23-sano jirka reer  Argentine ayaa captain u ah kooxda ka dhisan Serie A, waxaana  si xoogan loola xiriirinaayey  Arsenal iyo Napoli  dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay. Waxay dhawaan sheegtay saxaafadda Talyaaniga in Arsenal diyaar u yihiin […]

Continue Reading

Manchester City Oo Xaqiijisay Saxiixa John Stones

Manchester City ayaa xaqiijisay saxiixa John Stones ee kooxda Everton iyagoo ka sxiixaday  heshiis lix sanno ah. Xiddiga reer England, ayaa Everton ka soo biiray Barnsley lacag dhan £ 3 milyan sanadkii 2013, waxaa la rumeysan yahay in naadiga labada jeer Premier League kooxda heysata horyaalka ay ku qaateen £ 47.5m –  iyagoo ka dhigay daafaca […]

Continue Reading

Daafaca Kooxda Barcelona Thomas Vermaelen Oo Amaah Ugu Biiray Roma

Barcelona ayaa ku dhawaaqday in daafaca Thomas Vermaelen ay u ogolaatay inuu ugu dhaqaaqo Roma  xilli ciyaareed amaah ah. 30-sano jirkaan  ayaa lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Arsenal, halkaas oo uu ku qaatay muddo shan sano ah, halka Liverpool ay sidoo kale lagu xamanaayay in  ay xiiseynayaan. Si kastaba ha ahaatee, Vermaelen ayaa doortay inuu […]

Continue Reading