Sergio Aguero Oo Aad Ugu Faraxsan Nolosha Manchester City

Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsanaa Tababaraha kooxda Pep Guardiola ka hor xilli ciyaareedkan, islamarkaana uu ku raaxaysanaayo nolosha  Manchester City . Xiddiga reer Argentina ayaa laga saaray ‘line-upka Citizens  kulankii Barcelona iyo Everton, taasoo keentay in su’aalo ku saabsan mustaqbalkiisa mudada dheer ee Guardiola iyo garoonka Etihad Stadium. Aguero ayaa tan […]

Continue Reading

Marquinhos Oo Doonaya In Neymar Uu Ku Biiro Paris Saint-Germain

Daafaca kooxda Paris Saint-Germain Marquinhos ayaa shaaca ka qaaday in uu aad ugu baahan yahay saaxiibkiisa reer Brazil Neymar inuu ku soo biiro garoonka Parc des Princes. Waxaa la fahamsan yahay in kooxda PSG ay diyaar u yihiin inay bixiyaan lacag rikoorka adduunka ah si ay ula soo wareegto Neymar , laakiin weeraryahanka ugu dambeyntii […]

Continue Reading

Zlatan Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Seego Kulanka Arsenal

Xiddiga Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa seegi kara kulanka ay kooxdiisa la ciyaarayso Arsenal bisha November 19-keeda. laacibka reer Sweden ayaa qaatay jaalihiisii shanaad ee xilli ciyaareedkaan ciyaartii United ay la ciyaartay  Swansea City maanta. 35-sano jirkaan ayaa soo afjaray abaar dhanka goolasha ah oo maalmaham heysatay isagoo labo gool ka dhaliyay Swans islamarkaana kaarka jaalaha […]

Continue Reading

Liverpool & Tottenham Hotspur Oo Baadi Goob Ugu Jira Weeraryahanka Kooxda Porto

  Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya Weeraryahanka Porto Moussa Marega gol leeyahay in dalab uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. xidiga reer Mali oo  25-sano jir ah ayaa haatan amaah ugu ciyaara Vitoria Guimaraes, halkaas oo uu dhaliyay toban gool sideedii kulan ee ugu horeysay  xilli ciyaareedkan horyaalka […]

Continue Reading

Cesc Fabregas Ma Isaga Tagayaa Kooxdiisa Bisha Janaayo?

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in Cesc Fabregas uu ka tegi karo Stamford Bridge marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Horaantii todobaadkan, waxaa la sheegay in Fabregas – uu yahay mid ka mid ah xidigaha ugu mushaarka badan kooxda  – waxaana loo ogolaan doono in uu helo […]

Continue Reading

Juventus Oo Xaqiijisay Dhaawac Leonardo Bonucci

Juventus ayaa shaaca ka qaaday in daafaca dhexe ee kooxda Leonardo Bonucci uu qabo dhaawac bowdada ah kasoo soo gaaray inta lagu guda jiro kulanka arbacada ee Champions League la ciyaareen Lyon. ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa dhaawac uga baxay kulankii Turin,  ka dib markii baaritaan, waxaa la xaqiijiyay in daafaca uu qabo dhibaato […]

Continue Reading

Pep Guardiola Oo Ku Kalsoon Willy Caballero

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ku celiyay in uu ku kalsoon yahay goolhayaha dooqa labaad ee Willy Caballero. Goolhayaha reer Argentina ayaa ku bilaaban doono garoonka Barcelona kulanka Champions League habeenka talaadada ka dib markii Claudio Bravo u casaan qaatay kulankii lugtii hore horaantii bishaan. Guardiola ayaa sheegay inuu wax shaki ahka qabin […]

Continue Reading

SAWIRO: Bastian Schweinsteiger Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Koowaad

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa u muuqda in lagu soo dhaweeyay mar kale kooxda koowaad ka dib  labo bilood  markii la masaafuriyey. ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa waxay u ekeed in uusan mar dambe  mustaqbal ku laheen garoonka Old Trafford markii tababare Jose Mourinho uu ka saaray kooxdiisa markii tababaraha reer […]

Continue Reading

Olivier Giroud”Waan Ku Faraxsanahay Inaan Soo Laabto”

weeraryahanka Arsenal ee Olivier Giroud ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu dib ugu soo laabto kaidib markii uu kasoo kacay guushii ay naadigiisu ay ka gaartay kooxda Sunderland galabta isagoo laba gool dhaliyay. xidiga reer france ayaa kaliya kasoo muuqday afar kulan xili ciyaareedkan, isagoo dhamaan kasoo kacay keedka, waxa uu furay akoonkiisa goolasha […]

Continue Reading