Gareth Bale Oo Laga Saaray xulka Wales

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Gareth Bale uu seegi doono kulamada saaxibtinimo ee Wales ay la leeyihiin France iyo Panama dhamaadka bishan. 28 jirkaan ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo bishii September ee Champions League guushii Borussia Dortmund, waxaana bishii hore uu seegay labadii kulan ee isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la […]

Continue Reading

Anthony Martial Oo Ku Soo Laabtay Xulka France

Anthony Martial ayaa looga yeeray xulka France markii ugu horeysay tan iyo bishii October ee sanadkii 2016. 21-sano jirkaan ayaa ka faa’iideystay hogaaminta tababaraha xulka France Didier Deschamps, laakiin qaab ciyaareedkiisa Manchester United ee xilli ciyaareedkan ayaa u muuqday inuu ku laabtay sidiisii hore. weeraryahankan ayaa afar gool ka dhaliyay sagaal kulan Premier League uu […]

Continue Reading

Sergio Aguero Oo Noqday Ciyaaryahanka Ugu Goolasha Badan Manchester City

Sergio Aguero ayaa taariikhda sameeyay isagoo noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan Manchester City. Xiddiga reer Argentine ayaa barbareeyay rikoorkii Eric Brook ee 78-sano u yaalay markii weeraryahanka uu dhaliyay 177 gool kulankii ay guusha 3-0 ah ka gaareen Burnley. Aguero ayaa la filayay inuu sugo, lakiin ugu dambeyntii wuxuu qaatay goolkiisii 178aad ee uu ku […]

Continue Reading

Inter Milan Oo La Soo Wareegaysa Andreas Christensen Bisha Janaayo

Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee Chelsea Andreas Christensen. 21 jirkaan ayaa ku soo laabtay Stamford Bridge xagaagan ka dib markii uu xilli ciyaareed amaah ah kula qaatay kooxda Bundesliga Borussia Monchengladbach. Christensen ayaa lix kulan oo Premier League ah u saftay Chelsea xilli ciyaareedkan, halka uu sidoo […]

Continue Reading

Lionel Messi Oo Aan Ku Qanacsaneyn Tababare Ernesto Valverde

Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu ka walwalsan yahay qaab ciyaareedka kooxda ee tababare Ernesto Valverde. Tababaraha 53-sano jirka ah, oo horay u maamulay Valencia iyo Athletic Bilbao, ayaa ku biiray Camp Nou ka dib markii uu ka tagay Luis Enrique. Kooxda reer Catalan ayaa leh afar dhibcood oo hogaanka horyaalka La […]

Continue Reading

Gareth Bale Oo Aan Ku Jirin Kooxda U Safraysa Tottenham Hotspur

Xiddiga Real Madrid Gareth Bale ayaan lagu soo darin ciyaartoyda kulanka arbacada ee Champions League ee  ku la ciyaaraya Tottenham Hotspur garoonka Wembley. Tababaraha Zinedine Zidane ayaa dhawaan sheegay in uu go’aan ka qaadan doono taam ahaanshaha ciyaaryahanka. Inkastoo uu qeyb ka ahaa tababarka Isniintii, 28 jirkaan ayaan si buuxda uga soo kabsan dhaawac  soo […]

Continue Reading