Borussia Dortmund Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Emre Can.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Emre Can ayaa lagu soo waramayaa inuu bilowday xiiso ay u qabto kooxda Borussia Dortmund. Waxaa loo arki karaa mid ka mid ah ciyaartoyda muhiimka u ah kooxda Jurgen Klopp ee Anfield, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Germany ayaa ka hartay hal sano oo heshiiskiisa ah, waxaana uu weli […]
Continue Reading