Galkacyo: Taliye Khaliif Nuur Shiil oo geeriyooday
Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa saaka ku geeriyooday Khaliif Nuur Shiil Madaxii Howlgalada ciidanka Xasilinta Gaalkacyo. Khaliif ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo xalay kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen rag ku hubeysan bistoolado koofurta magaalada Gaalkacyo. Taliyaha ayaa xalay markii la weerarayey kasoo baxay masaajid uu kusoo tukaday taraawiixda, waxaana dhaawaciisa loola […]
Continue Reading