Alshabaab oo Shaqaale Samafal ku afduubtay Gobolka Gedo
Koox hubeysan oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiinn Al-Shabaab ayaa maanta 10-kii barqanimo laba qof oo ahaa shaqaale samafal ka afduubtay gobolka Gedo. Labada qof oo ka kala shaqeynayay hay’adaha Trocaire iyo World vision, ayaa laga afduubtay degaanka Geedweyne oo u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Dooloow gobolka Gedo. Labada qof ee la […]
Continue Reading