Darawal BL oo lagu dilay Muqdisho.
Wararka inaga soo gaaraya Isgooyska Saybiyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Askari katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya inuu halkaasi ku dilay Nin Darawal ahaa. Goob jogayaal ayaa sheegay in Dilka Darawalka uu yimid Kadib markii ay Wada murmeen Askariga iyo Ninka Darawalka ah,Isla markaana uu Askariga uu Xabad Madaxa kaga dhuftay Ninka […]
Continue Reading