MD Waare oo Gudoomiye cusub u magaacabay Gobolka Hiiraan.

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkii Guddoomiyenimo laga qaaday Gudoomiyihii Hore Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed). Dabageed oo shalay saxaafadda la hadlay ayaa eedeyn kulul u jeediyey Madaxweyne Waare, waxaana muuqata inuu ka warqabay xilka qaadistiisa. Dhanka kale […]

Continue Reading

Abiy Ahmed oo booqasho ku tagaya Suudaan

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa lagu waddaa maanta inuu booqasho hal maalin ah  ku tago dalka Suudaan,iyadoo ujeeddada booqashada lagu sheegay inay la xiriirto sidii uu u dhexdhexaadin lahaa dhinacyada Suudaan, sida waxaa laga soo xigtay safaaradda Itoobiya ee Khartoum. Ilo-wareedyada ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in Abiy uu la kulmi doono […]

Continue Reading

Ibraahim Bursaliid oo lagu xiray Nairobi

Wararka ka imaanay magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo arrimaha siyaasadda ka faaloooda lagu xiray magaalada Nairobi. Dr Bursaliid ayaa xalay laga kaxeystay gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen ilo isaga ku dhow. “Waxaa tagay gurigiisa askar dhar cad ah oo soo u kexeeyay saldhig ciidan.” Waa macallim jaamacedeed oo ku taqasusay arrimaha […]

Continue Reading

Somaliland oo xirtay Haweeney u hanjabtay Israil iyo Maraykanka

Ciidamada booliska maamulka Somaliland ayaa isniintii toddobaadkan xabsiga u taxaabey Nasiima Maxamed Nuur, oo shir jaraaid oo ay Hargeysa ku qabatay ugu hanjabtay dawladdaha Israa’iil iyo Mareykanka. Shirka jaraa’id ee ay qabatay haweenaydani waxba kaga aanay sheegin Somaliland, marka laga soo tago salaan ay u dirtay madaxweynaha iyo xubno siyaasiyiin ah oo ka soo jeeda […]

Continue Reading

Nin ka tirsanaa Alshabaab oo gacanta lagu dhigay

Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay soo qabashada sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab kaddib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka. Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen sarkaalkan […]

Continue Reading

Ciidanka Liyuu Booliis Oo Dad Iyo Gaadiid Ka Kaxaystay Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay gobolka Hiiraan ka kaxeysteen dad rayid ah iyo sidoo kale gaadiid. Sidey sheegeen dadka ku dhaqan deegaanka Xudey-Woogle oo qiyaastii 34-KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada B/weyne, ayeey ciidankaan waxay ka wateen Lix qof, sidoo kalena waxay horey […]

Continue Reading

Somalia: Mareykanka oo Duqeyn ku dilay 6 Daacish ah.

Taliska Ciiddanka Maraykanka ee Qaaradda Africa AFRICOM ayaa sheegay inay 6 ka mid tirsan Kooxda Daacish ku dileen duqeyn bishan 4-dii ka dhacday Buuraha Golis ee W/bari Somalia. Waa duqeyntii 7-aad ee ay Maraykanka bishii hore iyo bishan June la beeegsadaan Dagaalamayaasha Daacishta Somalia iyo Alshabaab ee fariisimadda ku leh Buuraha Golis. Ku-xigeenka Agaasimaha Hawlgalladda […]

Continue Reading

Sarkaal Alshabaab ah oo Dowladda isku soo dhiibay

Maalinimadii Shalay ayaa waxaa Sarkaalka ka  tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay , Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxana la sheegay in  uu ahaa Madaxa maaliyadda iyo Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Degmada Bardaale. Sarkaalka oo ay soo bandhigeen saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Maamulka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo ka qayb galay shirkii degdegga ahaa ee Jaamacadda Carabta iyo kii caadiga ahaa ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa uga mahadceliyay Boqorka iyo Dhaxal-sugaha sidii diirranayd ee isaga iyo wafdigiisa […]

Continue Reading