Odayaasha degmada Cadaado ayaa Musuqmaasuq ku eedeeyey Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey.
Odayaasha ayaa gudoomiyaha ku eedeeyey in ay wax isdabamarin iyo musuq ku sameyey xubnihii ka howlgali lahaa xafiiska guddiga doorashooyinka Qaran deegaanada Galmudug, halkaan ka daawo Cabashada Odayaasha dhaqanka cadaado.