Xaaf oo xiriirka u jaray Dowladda Dhexe

Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudugta Dhuusamareeb ayaa warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa waxa uu ku sheegay inuu joojiyey wadashaqeyntii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa kadib kulankii Garoowe ee caleemasaarkii Saciid Deni Janaayo 2019, wuxuu amray in lala shaqeeyo wasiirada Xaaf, waxaana talaabadan uu qaaday Xaaf ee xiriirka  Dowladda Dhexe culeys ku kordhin […]

Continue Reading

Ciidamada Booliska oo Howlgalo ka sameeyey Xaafadaha Muqdisho

Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxaa faah faahin ay ka bixiyeen howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Booliska ay ka sameeyeen degmoyin ka tirsan gobolkan Banaadir,howlgalladaas dad badan lagu qabqabtay. Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in dad ku guda jiray falal Amnidarro laga soo qabtay degmooyinka,Warta-Nabada, Wadajir, Yaaqshiid,Hodan iyo degmooyin kale oo […]

Continue Reading

Madaxweyne Waare oo kala diray Madaxdii Garsoorka Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku jooga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala direy xubnihii garsoorka maamulka Hirshabelle u qaabilsanaa gobolka Hiiraan. Wareegtada lagu kala direy xubnaha garsoorka gobolka Hiiraan oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaan lagu sheegin […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha dalkeenna u qaabilsan dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudiga. “Madaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay gudashada waajibaadka Danjiranimo waxa uu soo saaray xeerkan.” Madaxweyne Farmaajo ayaa u […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u safray Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay magaalada barakaysan ee Makka halkaas oo uu kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC). Meertada 14-aad ee Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka oo lagu marti qaaday hoggaamiyeyaasha 57-dal ee ku bahoobay ururkan ayaa waxaa lagaga arrinsanayaa la dagaallanka argagixisada iyo […]

Continue Reading

Wasiirka Caafimaadka DFS : Ma tagin Nairobi mana adeegsan baasaboor Talyaani ah

Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa beenisay wararka la xiriira in loo diidday dal ku galka Kenya oo ay marka adeegsatay baasaboor kale oo Talyaani ah. Wasiir Fowsiyo Abiikar , ayaa sheegtay in toddobaadkii hore ay u safartay magaalada Geneva, duulimaadkeedana uu ahaa Muqdisho, Istanbul kaddibna ay toos u […]

Continue Reading

RW Khayre oo Guddoomiyay kulan looga Hadlay Amniga Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda oo lagu qabtay taliska qaybta guud ee Booliiska gobalka Banaadir. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen wasiirka amniga gudaha, guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaasha ciidanka iyo khuburo amni ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta iyo ka mira dhalinta qorshaha sugidda […]

Continue Reading

Gabar Toorey lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Nimco Cumar Shire (Xuuray), xilli ay ka soo baxday Masaajidka oo ay ku soo tukaday Salaadii Taraawiixda. Falkaan dilka ah ayaa wuxuu ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafadda Garsoor, kadib markii rag manaxayaal ah oo toorey wata […]

Continue Reading

Netherlands oo aqoonsatay Baasaboorka Somalia

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Holland ay si rasmi ah u aqoonsatay in dalkeeda lagu geli karo Baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan kan Shaqaalaha iyo kan diblomaasiyiinta. “Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idin la wadaago in dowladda Netherlands ay aqoonsatay Baasaboorka Diplomaasiga iyo kuwa Service-ka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu kasoo qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afika Mudane Cyril Ramaphosa. Madaxweynaha ayaa inta aanu kasoo ambabixin dalka Koonfur Afrika waxa uu kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas, isagoona la wadaagay […]

Continue Reading