Taliyihii Booliska Gobolka Hiiraan Oo La Dilay
Wararka aan ka heleyno Deegaanka Kalabeyr duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeyo Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyihii Xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Yuusuf Dabageed iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolkaas Cali Muxumed Caraalle. laba dhican ayaa isku haysta […]
Continue Reading