Axmed Ducaale Xaaf oo dhawaan dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii gobolka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan Waxa uuna jagadaas u magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye(Isxal).
Lama oga sababta uu Xaaf xilka ugu qaaday Cabdirashiid Cartan, wareegto kasoo baxday Xafiiska Xaaf ayaa u qorneyd sidan.