Sawirro: Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/Shakuur oo si weyn loogu soo dhaweeyey Dusmo-reeb
Musharax madaxweyne Soomaaliya 2016 C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Dusmo-reeb ee caasimada Galmudug. Mr. Warsame ayaa kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, waxaana madaxda maamulka Ahlu sunno iyo shacab farabadan ku soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha, waxaana loo soo galbiyey gudaha magaalada. C/shakuur ayaa kulamo la yeeshay madaxda maamulka oo […]
Continue Reading