Thibaut Courtois Miyuu Ku Laabanayaa La Liga

Ciyaaraha

arsenal-v-chelsea-premier-league

Thibaut Courtois ayaa ku celiyay in uu yahay ku  faraxsanahay kooxdiisa Chelsea, isagoo cadeyay in uusan jirin rabitaan ah ku soo laabto waqti dhow kubada cagta Spain .

24-sano jirkaan ayaa ku sheegay wareysi  bishii la soo dhaafay in uu isha ku haayo in uu dib ugu soo La Liga, halkaas oo uu seddex xilli ciyaareed ku qaatay Atletico Madrid, marka uu dhaco qandaraaskiisa Blues.

 

Courtois ayaa labo kulan shabaqa ilaashaday todobo kulan oo uu saftay xilli ciyaareedkan.