Galmudug: Wargelin ku socota Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warqad ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu wergaliyey Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare in ay soo gudbiyaan araajidooda 4 ilaa 5 bishan Oktoobar 2016.

Shuruudda laga rabo ruuxa u tartamaya Aqalka sare ayaa waxaa ka mid ah :

  1. inuu soo gudbiyo codsigiisa musharaxnimo iyo taariikh nololeedkiisa.
  2. in uu biyo lacagta diiwan galinta : A- Ragga waxaa laga rabaa 10,000 dollar. B- Dumar waxaa laga rabaa 5,000 dollar.
  3. in uu lacagta ku shubo koontada gudiga doorashadu ku leeyihiin shirka dahabshiil

Warqadaan ayaa waxaa ku saxiixnaa Agaasimaah Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan.

20161004_144239-1-1

Comments are closed.