Daawo: Gudoomiyaha Gudiga Doorashada iyo Taliyaha Amisom oo Cadaado soo gaaray

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Taliyaha Amisom Jeneraal Cismaan Subagle ,Amaan duulaha ciidanka xooga dalka Cali bashi iyo Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka dadban Abuukate Dhagey iyo saraakiil kale ayaamaanta soo garay Cadaado .

Wafdigan ayaa la kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Guuleed iyo Mas’uuliyiinta kale ee maamulka, waxaana kulamadan lagu lafaguray sugidda ammaanka doorashada ay Magaalada Cadaado ay martigalinayso, waxaana la filayaa in labada maalmood ee soo socota ay Cadaado imaan doonaan ciidamo ka socda Amisom.

Wafdigan ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho oo ay kolkii hore kasoo kicitimeen, hoos ka daawo muuqaal aan idinkaga diyaarinay Booqashada wafdigan ay ku yimaadeen Cadaado.

Comments are closed.