War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyda maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka Galkacyo ay iska kaashanayaan Galmudug iyo dowlad federaalka ah, Puntland ayaa horey u sheegtay in Galkacyo ay soo weerareen Galmudug iyo Alshabaab, taas oo ka yaabisay shacabka soomaaliyeed.
Waxaana muuqda in dagaalka Galmudug iyo Puntland uu markaan xadka dhaafay, kol hadii Puntland ay marba qolo ku lamaaninayso Galmudug in ay dagaalka ka garab siinayaan.
Comments are closed.