Mugga iyo Miisaanka Doorashada ay marti galinayso Cadaado (Maqaal)
Dalkeena Soomaaliya ayaa hadda gudagalay doorasho muddo laga dhur-sugayey, waxaa hadda gaban gabo maraya dhameystirka Xildhibinaada Aqalka Sare ee federaalka, Waa doorashadii ugu Miisaanka cusleyd taniyo burburkii Dowladnimadii Soomaaliya 1991, Waa calaamad tilmaamaysa Soomaaliya oo dib u soo kabanaysa kuna socota wadadii hormarka, waxaa doorashadani ka dhaceysaa magaalooyinka Garoowe, Cadaado, Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo. Waxaana […]
Continue Reading