Wasiirka Gaashaandhiga oo gaaray Magaalada Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland.. saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa wafdigaasi ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee Kismaayo. Wasiirka, ayaa inta uu joogo magaalada Kismaayo wuxuu tababar […]
Continue Reading