Akhriso: Kuraasta maanta Cadaado lagu dooranayo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa goordhow la filayaa in ay bilaabato laba kursi oo beesha Sacad ah, doorashada ayaa ah mid xiiso leh, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka goobta doorashada.

Liiska kuraasta maanta oo ay taariikhdu tahay 28 November 2016 lagu dooranayo Cadaado ayaa kala ah:

Kursiga 24-aad Beesha Sacad/Cabdalle

Waxaa ku tartamaya musharixiinta kala ah:

  1. Cabdisalaan Xaaji Axmed
  2. Axmed Macalin Fiqi Axmed
  3. Axmed Ducaale Geelle Xaaf
  4. Iimaan Jaamac Yuusuf

Kursiga 25-aad Beesha Sacad/Waqujire

Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah:

  1. Ubax Tahliil Warsame
  2. Sahra Daahir Diiriye
  3. Meymuun Cali Nuur Geyfane

Natiijada kala soco halkaan.

Comments are closed.