Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka looga taliyo dalka Villa Soomaaliya ku qaabilay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Jordan Dr Jawaad Al-Anaani oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya.
Dr. Jawaad ayaa madaxweynaha wuxuu soo gaarsiiyey dhambaal uu uga siday Boqorka dalka Jordan, Abdalla II Ibn Al-Hussein.
Arintaan ayaa muujinaysa horumarka dowlada Federaalka ay ka sameysay siyaasada arimaha dibbada.