Diyaarado duqeeyey Saldhig Alshabaab ku leeyihiin Duleedka Janaale

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno deegaanka Waaya arag oo 7-KM u jira Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha hoose halkaasi waxaa xalay ka dhacday Duqeyn diyaaradeed. Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Ibraahin Aadan Najax, ayaa xaqiijiyay diyaarado dagaal inay duqeeyeen deegaankaasi, waxaana uu sheegay in la beegsaday Saldhig Al Shabaab halkaasi ay ku lahaayen. Waxa […]

Continue Reading

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka.

Habka ugu wanaagsan ee lagu yarayn karo walwalka Imtixaanadka Waa marwalba iska dhaca inta badan in marka Imtixaan lagaaro u yimaado walwal ku yimaada ardayga arrinkaas oo sababi kara in u diyaar garowga Imtixaanka uu hoos u dhaco. Waxyaabaha walwalkaan keena waxaa ugu horeeya ama ugu wayn liidashada hab waxbarasheedka ardayga ee marka daraasaddu socoto. […]

Continue Reading

Xeer ilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Boosaaso lagu dilay

Waxaa goor dhawayd magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari lagu dilay C/kariin Xasan Firdhiye xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland, waxayna wararku sheegayaan inuu toogteen rag bistoolad ku hubaysan. Xeer ilaaliyaha ayaa lagu hor dilay maxkamada ciidamada qalabka sida oo ku taal bartamaha Magaalada Bosaaso sidaasna uga fogayn Qaybta Booliska Gobalka Bari iyo […]

Continue Reading

Akhriso: Madasha Hogaanka Qaran oo 18 kursi ku kordhiyey Aqalka Sare

Muqdisho 15-24 Disembar 2016 Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda […]

Continue Reading

Goormee dhacayaa kulanka ugu horeeya ee Barlamaanka cusub?

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa caawa shaaciyey in Munaasabadda furitaanka Baarlamaanka loo asteeyey in ay dhacdo maalinta Talaadada ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 27ka December 2016, saacadda 09ka subaxnimo. “si waafaqsan qodobka 66aad, farqadiisa 1aad ee Dastuurka Federaalka iyo warqadda ku taariikheysan 19ka December 2016 ee guddiga […]

Continue Reading

Gabadha Galmudug oo ka badiyey kuwa Puntland (Sawirro)

Kooxda Gabdhaha kubadda Koleyga Galmudug ayaa 44 dhibcood uga adkaaday dhigooda Puntland oo keenay 20 dhibcood ciyaarta koobka Gabdhaha kubadda koleyga ee ka socda magaalada Garoowe. Ciyaarta oo goordhow soo dhamaatay ayey gabdhaha Galmudug ugu soo baxeen Semifinalka ciyaarta, waxaana kooxda Galmudug diyaargarow fiican. Kooxda Gabdhaha Galmudug ayaa keenay dhibcihii ugu sareyga ciyaaraha oo ah […]

Continue Reading

Sideen u dilay Saceyga? W/Q: Hassan Mudane

Sideen u dilay Saceyga? Markii aan akhriyay sheekadii ahayd sacaaga dil waxaan ahaa arday dhigta jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan kuliyada arrimaha bulshada, waxaan jaamacadda aadi jiray maalmaha khamiista iyo Jimcaha halka maalmaha kalena aan ka shaqeyn jiray telefishin baahiya wararka idaacada Goolfm iyo Iftin oo lagu magacaabo Accesstv. Maalin walba marka laga reebo maalinta jimcaha […]

Continue Reading