Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed
Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! Aniga oo la yaabban, hal ku dhigyada quruxda badan iyo sawirrada musharrixiinta ee la isku qoofalay, laguna dhejiyay boorarka magaalada Muqdisho, oo is weydiinaya; tolow ma iyaga oo dhab ahaan u aamminsan miyay si niyad ah u qoreen hal ku dhigyadan, mise, micnahoodaba ma dhuuxin, ee waa laab la kac? […]
Continue Reading