Sawirro: Daallo Airlines oo Cadaado ka bilowday duulimaadyo toos ah

Shirkadda Daallo Airlines ayaa  duulimaadyo ka bilowday Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug,  waana markii ugu horaysay ee shirkadda Daallo Airlines ay xafiis ka furato magaalada Cadaado. Shirkadda Daallo Airlines ayaa hadda kadib sameynaysa duulimaadyo ah Cadaado-Muqdisho, waxaana kaloo sanadkaan bilaabaysaa in ay dadweynaha ku dhaqan deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ay Xajka u […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Beri khudbooyinka Jeedinaya

Maalinimada Sabti ah 4 Feberaayo 2017 ayaa mudanayaasha Aqalka sare iyo golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax. Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Sabtida ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah: Cabdinaasir Cabdulle Maxamed Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud faroole Cabdulaahi Cali Axmed ( Cadow Cali Gees) Eng. Cabdullaahi Cali Xasan […]

Continue Reading

Sheeko Gaaban:Laba qaraab doon ah oo isku qaldamay W/Q: Fowzia Abdulhafid Hussein

Sheeko Gaaban: Laba qaraab doona oo isku qaldamay. Waxay ahayd galab jimca ah, waddooyinka suuqa Bakaaro buuq iyo cariiri badan kama jirin, dadkuna si teel teel ah ayey u marayeen waddooyinka. Xaliimo waa gabar dhallinyaro ah oo qurux badan, aad bay u labisan tahay waxayn ka timd aroos. Xaliimo  qudheedu  waa calafdoon xaalkeeduna waa ku […]

Continue Reading

Soomaaliya oo ku guuleysatay Dacwada Badda

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa aqbashay inay dhageysato dacwadda Soomaaliya ay gudbisay ee ku saabsan muranka badda ee Soomaaliya iyo kenya u dhaxeeysa. Maxkamadda waxay meesha ka saartay diidmada Kenya. Maxay ahayd dooda labada dhinac? Soomaaliya aya horay ugu gacan seyrtay soo jeedintii Kenya ee ahayd in heshiiska Is-afgaradka […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Maanta Khudbadaha Jeedinaya

Maanta oo khamiis ah 2 Febaraayo 2017 Labada Gole ee Barlamaanka waxaa  khudbado ka horjeedin doona 8 Musharax Madaxweyne. Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona oo ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah: Axmed Maxamed Cabdi Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Bashiir Raage Shiiraar Jibriil Ibraahim Cabdulle Xasan Sheekh Maxamuud Saciid Cabdullaahi Deni Saciid Ciise Maxamuud Shariif […]

Continue Reading

Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay Muuqaalada dagaalkii kulbiyow

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaana ay sheegeen in ay dileen in ka badan 67 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda,Weerarkaan ayaa dhacay Jimicii lasoo dhaafay, Alshabaab ayaa sanadkii horey sidan oo kale u weeraray saldhigii ciidamada kenya […]

Continue Reading

MAALMAHAYGII MUQDISHO….

MAALMAHAYGII MUQDISHO Hordhac’ Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac kursi isugu jira, muuqa, muunadda, maamuuska iyo misaalka uu noqon karo, laga qaadan karo, laguna qaadan karo kaliya, ayaan aragtideyda gaaban sida ay i la tahay, […]

Continue Reading