Sawirro: Daallo Airlines oo Cadaado ka bilowday duulimaadyo toos ah

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shirkadda Daallo Airlines ayaa  duulimaadyo ka bilowday Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug,  waana markii ugu horaysay ee shirkadda Daallo Airlines ay xafiis ka furato magaalada Cadaado.

Shirkadda Daallo Airlines ayaa hadda kadib sameynaysa duulimaadyo ah Cadaado-Muqdisho, waxaana kaloo sanadkaan bilaabaysaa in ay dadweynaha ku dhaqan deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ay Xajka u qaadi doonto, iyadoo kusoo celin doona magaalada Cadaado kadib marka ay soo gutaan acmaasha Xajka.

Hadii aad u baahan tahay adeegga shirkadda kala xariir

ciwaanada xafiiska Cadaado kala xiriir 0615555280

received_365718523800791-1

FB_IMG_1486138522747 FB_IMG_1486138529429 FB_IMG_1486138532849 FB_IMG_1486138537128 FB_IMG_1486138541211