Akhriso: Darasaad Sadaalisay Guusha Xasan Shiikh ee Doorashada 2017-ka

Wararka Maanta

waca-620x330

Warbixin ay soo saartay Hay’adda Data Grid Somalia Limited ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu mar kale ku guuleysanayo Xilka madaxweynaha Soomaliya doorashada 8-da Bisha February dhacaysa.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in wareega Kowaad ee doorashada Madaxweyne Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu ku gacan sareyn doono , islamarkaana uu heli doono cododka ugu badan ee xildhibaanada Golaha shacabka iyo aqalka Sare.

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu sheegay in wareega ugu dambeeyay ee Codbixinta uu Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud kaga guuleysan doono Mudane C/rashiid Cali Sharmarke oo haatan Raisulwasaaraha Somaliya.

Halkaan ka Akhriso Warbixinta