Akhriso: Duulimaadyadii 22 bishan imaan lahaa Garoonka Aadan Cadde oo la joojiyey

Wararka Maanta

Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halkaan ka Akhriso War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Joojin-duulimaad-22-bisha