Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Muuse Maxamed Axmed
Muuse Maxamed Axmed ayaa loo heysta kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab iyo farsameynta agabka qarxa sida Bom F1. Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 14-ka October ayaa ka qabtay eedeysane Muuse Maxamed Axmed magaalada Marka bilowgii November 2019 isaga oo uga soo safray Janaale, waxa uu watay xilligaas eedeysanaha la qabanayay Caagad lagu soo qariyay Bambo […]
Continue Reading