Faafaahin: Dagaallo xooggan oo ka dhacay Sh/Hoose.
Waxaa weli rasaas goos goos ah laga maqlayaa degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo saakay waaberigii hore ay weerar ku billowdey qarax ku qaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in Buundada degmada Qoryoleey qarax ku burburiyeen,in kastoo Guddoomiyaha Gobolka Shabeeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax uu Warkaasi beeniyey, waxaana la […]
Continue Reading