Biriq dad ku dishay Miyiga Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyo deegaanada ku hareeraysan ayaa xalay waxaa ka da’ay Roobab Mahiigaan ah oo wata Gugac ( Onkod) iyo Biriq, waxaana la sheegay in biriq ku dhacday qoys dagan miyiga Dhuusamareeb. Ugu yaraan 4 ruux oo qoys ah ayaa ku geeriyooday  deegaanka Innamad oo  bari kaga beegan Magaaladda Magaaladda Dhuusamareeb ee […]

Continue Reading

Dowladda Ammaro duldhigtay Masaajidda

Wasaaradda diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa amarro lagu dul dhigay masaajidda  si looga hortago cudurka COVID-19. Wasaaradda ayaa fartay culumada masaajidda inay badiyaan Alle bariga, quraan akhriska iyo in dhamaan masaajidda lagu qunuudo shanta salaadood. Sidoo kale waxaa loogu baaqay qofkii isaga shakiya Coronavirus in uusan tagin masaajidda haddii uu tagana ay noqonaysa […]

Continue Reading

Guddoomiye Mursal “Ma jirto wax muddo kororsi ah”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa meesha ka saaray walaacii ka dhashay dib u dhicii ku yimid furitaankii Kalfadhiga 7aad ee labada Aqal, kaasoo siyaasiyiin badan ku macneeyeen inay bilow u tahay qorshe la doonayo in muddo kororsi loogu sameeyo Baarlamaanka iyo Madaxtooyada. Guddoomiye Maxamed Mursal oo wareysi siiyay laanta […]

Continue Reading

Abwaan lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Arjantiin waxaa ay ku dileen Abwaan Soomaaliyeed lagu Magacaabi jiray Baashi Macalin Maxamuud. Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay dilka Abwaanka, sidoo kale War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in Abwaanka la dilay uu ahaa Sarkaal […]

Continue Reading

Xildhibaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabi jiray Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Aadan Moobleen). Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa uu ku xanuunsanayay Isbitaalka Kalkaal ee ku yaalla Muqdisho, waxaana geeridiisa xaqiijiyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka. Sidoo […]

Continue Reading

Warqad ku socota Madaxweyne Axmed Qoor-Qoor

Warqad ku socota madaxweyne Ahmed Abdi Kaarie Mudane madaxweyne, ugu horrayn salaan muxubbo leh iga guddoon. Marka xiga waxaan Alle kaaga baryayaa oo kuu rajaynayaa in aad ku guulaysatid masuuliyadda culus ee aad qaadday. Mudane madaxweyne, waxaad si rasmi ah oo nabdoon ula wareegtay masuuliyadda ugu sarraysa Galmudug. Ayaamahan talooyin, ducooyin iyo dardaaran badan ayaa […]

Continue Reading

Al Shabaab oo Fagaara Ku Toogatay 6 Qof

Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa waxa ay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee gobalka Jubbada hoose ku toogteen 6 qof oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin la shaqeynaysay dowladda federaalka Soomaaliya sida ay hadalk u dhigeen. Goobta ay toogashadu ka dhacday ayaa waxaa isugu yimid boqolaal dadweyne ah, waxaana raggaan ay Shabaab sheegeen inay si […]

Continue Reading

Dil Xalay ka Dhacay magaalada Muqdisho

Wararka aanu helayno ayaa sheegya in koox hubeysan ay xalay fiidnimadii hore ay dil ka geysteen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho iyada oo dilkaas lo geystay Wiil dhalinyaroa ahaa. Ragaan oo ku heybeysnaa Baastoolado ayaa la sheegay in goobtiisa ganacsi oo aheyd Farmashiye ay ku dileen Wiil dhalinyaro ahaa oo isku diyaarinayay in uu aado […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Hambalyo u diray Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 60-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidan awood iyo tayo leh ay muhiimad weyn u leeyihiin qarannimadeenna iyo dib u soo nooleynta dowladnimada dalkeenna, […]

Continue Reading

Qofkii ugu horeeyey oo cudurka Carona Virus ugu geeriyooday Soomaaliya

WarSaxaafadeed Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan: Waxay Wasaaraddu cadaynaysaa in uu bilowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda (community transmission) Waxay wasaaraddu xaqiijisay maantay 4 xaaladood oo cusub oo la xariirta caabuqa COVID-19 […]

Continue Reading